Settings
Light Theme
Dark Theme
Podcast Cover

Garasho-wadaag

  • 36. Aargoosiga bogsiin lagu badalo

    25 APR 2024 · - Maymuun Calinuur Gayfane - Xirsi Yusuf Barre 
    1h 21m 36s
  • 1h 22m 48s
  • 1h 15m 4s
  • 33. Deegaan Nadiif ah oo caafimaad qaba oo si nabad ah loogu wada noolyahay

    22 FEB 2024 · - Nasteexo Cali Xasan, oo kamid ah beecmushtariinta Gaalkacyo - Asad Khalifa Jamac, oo ah Gudoomiyaha Dhalinyarta Gaalkacyo
    1h 23m 37s
  • 32. Xaaja Nimaan Oqoon, Indhuhuu Ka Ridaa

    25 JAN 2024 · Burhaan Cabdulaahi, leh - Abshiro Cali Geedi - Deeq Aadan Cali
    1h 32m 3s
  • 31. Laba Musiiba oo is Xigtay

    14 DEC 2023 · Taxanaha 31-aad waxaan uga hadli doonaa Dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadihii ka dhashay Roobabkii xoogganaa ee bilihii la soo dhaafay ka da,ay deegaano badan oo Soomaaliya ka tirsan gaar ahaan Galmudug. Waxaa barnaaminka Beri oo Khamiis ah marti noogu ah Agaasimaha Guud ee Wasaardda Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdulaahi Cali iyo Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobalka Baashi Cali Xaashi. Kaalinta Wasaaradda ee dhibaatooyinka ka dhashay doofaanta Elnino iyo Doorka Warbaahintu ee tabinta iyo ka warbixinta xaaladda ay ku sugan yihiin bulshada uu saameynta balaraan u gaystay Daadadks iyo iyo Roobabku.
    1h 26m 25s
  • 30. Beerta aan ku kulano

    2 NOV 2023 · Axmed Maxamed Cabdi & Sharmarke Tahaliil Aadan
    1h 22m 54s
  • 29. Oodo dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa

    5 OCT 2023 · Ooda dhacameed siday u kala sarreeyaan baa loo kala guraa. Waa Xikmad Soomaaliyeed oo tilmaamaysa sida ay muhiim u tahay in Xalka laga bilaabo sida ugu fudud iyo sida wax walba muhiimadaha ay u kala leeyihiin si xal waara loo gaaro. Waxaa marti noogu ah Barnaamijka Galabtay Marwo Xabiibo Koofurow oo ah Gudoomiye Kuxigeenka Ururka Haweenka Gobalka Mudug oo ah Urur u taagan Nabadda iyo Wacyigalinta Bulshada.
    1h 31m 36s
  • 28. Bogsiin bedesha Aargoosiga

    7 SEP 2023 · Farxiyo Jeyte Cali iyo Baashi Ducaale
    1h 30m 35s
  • 27. Qoloqoleysiga iyo Qalalaasaha Khilaafka

    27 JUL 2023 · Waxaa marti noogu ah Nabadoon Cabdiraxmaan Axmed Kaarshe iyo Nuuriyo Cabdi Cawaale oo ka mid ah Haweenka MAWDUUCA: Doorka Qabiileysiga iyo Eexdu ka qaataan qallalaasaha iyo isku dhacyada bulshada
    1h 30m 39s

Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....

show more
Garasho-wadaag waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Galmudug. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. Sadexdii usbuucba hal mar yauu ba waxuu bixidoonaa. Garasho-wadaag waxaa soo jeedin doono Maxamed Dhagacadde oo ah blogger reer Galmudug ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
show less
Contacts
Information

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search