Settings
Light Theme
Dark Theme
Podcast Cover

Nasir Cadceed

  • Axkaamta Bisha Ramadaan

    12 APR 2021 · Axkaamta Bisha Ramadaan oo kooban, Wax ka ogow qayb kamid ah arrimaha bisha soonka ku saabsan, Goorma ayaa la waajibiyay? Meeqa soon ayuu nabiga soomay? Maxaa soonka buriya, Maxaa soonka u fiican?
    19m 21s
  • Qiso aad u xanuun badan iyo dhibka Xanuunka isku buuqa

    10 APR 2021 · Waa Qiso aad u xanuun badan oo ku dhacday Maxammed Deeq, wuxuu nala wadaagay dhibkii uu ka soo maray xanuunka isku buuqa walalka iyo walbahaarka, sidoo kale wuxuu nala wadaagay sida uu dhibkas uga baxay.
    19m 24s
  • Aayadaha Xasiloonida

    31 JAN 2020 · Aayadahan waxaa la dhahaa Aayadaha Xasiloonida, Waa aayado Nabiga ku soo degay isagoo xaalada adag ku sugan, ilaahayna uga qaaday wixii haystay. Culumada oo u kuur galay aayadahan waxay soo ogaadeen in aayadahan yihiin kuwa saamayn leh. ilaahay ha nagu anfaco dhibkana hanaga qaado.
    5m 41s
  • Sidee ku hormarin kartaa Naftaada

    26 DEC 2019 · Erayga hormarinta nafta ama waxa loo yaqaan self-developemt, waa eray ku cusub dadka Soomaaliyeed, wayna adagtahay in aad qofka u sharaxdid sida ay muhiim u tahay hormarinta nafta. Aduunka aan maanta ku noolnahay ee hormaray lacago badan ayaa lagu bixiyaa sidii qofka loo hormarin lahaa shirkado badan ayaa u furan la talinta iyo hagaajinta qofka. Waxaan rabaa in aan kula wadaago 3 arrin oo sabab u noqon karta in aad ka cabsatid hormarinta naftaada, isla markaana waxaan kula wadaagi doonaa shan arrin oo sabab u noqon karta ama kuu horseedi karta hormar iyo noolal aad ku qanacsantahay.
    17m 19s
  • Sida loo qaato go'aamada iyo sababaha tala xumada keena

    25 DEC 2019 · Ma sahlana in qofku go'aan qaato, saas dardeed, Barnaamijkaan waxaan uga hadlaynaa calaamadaha lagu garto qofka go'aanka leh, sidoo kale calaamadaha qofka go'aanka aan lahayn. iyo qodob kuu sahli kara qaadashada go'aamo caafimaad qaba.
    10m 6s
  • Weli busaarad, shiit ma noqotay? Episode 3 - Nasir Cadceed

    15 DEC 2019 · Lacag la’aan dhaqaale xumo iyo baahi dad kale qofkasta qatar ayuu ugu sugan yahay!! Saas ay tahay waxaa fiican in aad dadka maarantid, haddaba Sidee uga maarmi kartaa dadka kale? Sidee Dhaqaale u samaysan kartaa?
    9m 30s
  • Bustaha hoostiisa iyo kala hadaaddaEpisode 2 - Nasir Cadceed

    14 DEC 2019 · Waa subax sabti ah jawi qaboow macaan yahay, dad badan bustaha ku hoos jiraan. Dhagayso barnaamij laga yaaba in aad iska dhex maqashid. Nasir Cadceed. 2019
    6m 48s
  • Ha dhiman intaadan dhiman ka hor

    17 MAR 2019 · Waxaan uga hadlayaa oo talo siinaya dadka Cabsida geerida iyo sida aad uga gudbi karan.
    9m 9s
Ku soo dhowaada Barnaaminka Kulanka Axadda oo aad axad kasta kala socotaan Codka Nasir Cadceed. sii qaybi
Contacts
Information

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search