Settings
Light Theme
Dark Theme

Sidee ku hormarin kartaa Naftaada

Sidee ku hormarin kartaa Naftaada
Dec 26, 2019 · 17m 19s

Erayga hormarinta nafta ama waxa loo yaqaan self-developemt, waa eray ku cusub dadka Soomaaliyeed, wayna adagtahay in aad qofka u sharaxdid sida ay muhiim u tahay hormarinta nafta. Aduunka aan...

show more
Erayga hormarinta nafta ama waxa loo yaqaan self-developemt, waa eray ku cusub dadka Soomaaliyeed, wayna adagtahay in aad qofka u sharaxdid sida ay muhiim u tahay hormarinta nafta. Aduunka aan maanta ku noolnahay ee hormaray lacago badan ayaa lagu bixiyaa sidii qofka loo hormarin lahaa shirkado badan ayaa u furan la talinta iyo hagaajinta qofka. Waxaan rabaa in aan kula wadaago 3 arrin oo sabab u noqon karta in aad ka cabsatid hormarinta naftaada, isla markaana waxaan kula wadaagi doonaa shan arrin oo sabab u noqon karta ama kuu horseedi karta hormar iyo noolal aad ku qanacsantahay.
show less
Information
Author Nasir Cadceed
Website -
Tags

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search