Settings
Light Theme
Dark Theme
Podcast Cover

Hiloow

  • 59m 19s
  • 1h 6m 26s
  • 14. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaalo

    29 FEB 2024 · Magacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris iyo Maxamed Xuseen Waasuge
    1h 5m 58s
  • 13. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aad

    15 FEB 2024 · Barnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ah - Nabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPN - Iskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji Maxamed - Dr Shukri Xirsi diiriye
    1h 52s
  • 12. Ardayda iyo ka Hortagga Daroogada

    25 JAN 2024 · Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada. Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite
    1h 20s
  • 11. Isu Gumasho

    28 DEC 2023 · Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle. Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar.
    53m 52s
  • 10. Daadadla Soomaaliya & Saameyntooda

    30 NOV 2023 · Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada. Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.
    1h 2m 27s
  • 9. Tacabka Beeraha iyo Robabka

    26 OCT 2023 · Barnaamijka Hiloow qeyntiisa 9,aad ayaa waxaan ku soo qadan doonaa Tacabka Xiliga deyrta & Robabka Lixaadka leh ee sameynta ku yeeshay Degaano fara badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle. Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe Madiino Cadow Coloow ahna Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Saalim Axmed Saalim oo ka tirsan Ururka dhalinyarada Degmada Jowhar.
    51m 13s
  • 8. Murugo iyo Xusuuss

    28 SEP 2023 · * Ismaaciil Yoonis Cabdulaahi, Gudoomiyaha Tuulada Mareereey * Xuseen Mowlliid Muudeey, Gudoomiyaha Tuulada Baaroow Weyne * Nafisa Seeymeey Nuur, oo ka mid ah Uruurka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe
    55m 26s
  • 7. Qof weliba abuur shan geed

    1 SEP 2023 · Sumayo Ibraahim Cismaan iyo Bishaar Maxamed Nuur
    49m 49s

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .....

show more
*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.
show less
Contacts
Information

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search