Settings
Light Theme
Dark Theme
  • Explicit

    SE01EP06 Aqoonyahanka Iyo Doorka Bulshada

    28 MAY 2021 · Waxa marti inoogu ah toddobaadkan barnaamijka Dr. Saadiq Enow. Digtoorku waxa uu aragtidiisa falanqayn kooban ku samayn doonaa jawaabta su'aasha ah: aqoonyahanka soomaaliyeed kaalintiisii bulsho ma gutay mise?
    30m 29s
  • Explicit

    SE01EP05: Aqoonyahanka iyo Doorka Bulshada - Dr. Maxamuud Geeldoon

    17 MAY 2021 · Episode-kan waxa noo gu marti ah Dr. Maxamuud Cali Geeldoon oo inoo ga warramaya doorka Aqoonyahanka iyo bulshada. Waxa uu ka hadlayaa sida aqoonyahanka soomaaliyeed halkii ay ka hoggaamin lahaayeen bulshada iyagii odayaal qabiil iyo shakhsiyaad macne liitaa u hoggaamiyeen. Gebogabada waxa uu dhalinyarada soomaaliyeed u soo jeedinayaa talooyin ay tahay in ay guntadaan si bulshada loo samatabixin lahaa.
    23m 56s
  • Explicit

    SE01EP04: Qaabdhismeedka Booliiska Soomaaliland & Dibuhabaynta uu u Baahanyahay

    8 MAY 2021 · Waxa inoo gu casuumman xalqaddan 4aad Garyaqaan Guuleed Dafac. Waxa aannu ka ga hadlaynaa qaabka uu u dhisan yahay Booliiska Soomaaliland iyo galdaloolooyinka jira. Sidoo kale dibuhabaynta Booliisku u baahan yahay iyo qaabdhismeedka booliis ee dal dimuquraaddi ah inuu yeesho ay tahay baanu isla eegaynaa. Waxa uu Guuleed ka ga hadlayaa sababaha loo hortaagan yahay dibuhabayn la gu sameeyo booliiska.
    27m 36s
  • SE01EP03: Doorka qoraagu ku lee yahay bulshada

    25 APR 2021 · Qoraa Faarax Maxamuud oo ku caan ah Sheeko-Xariiro oo noogu casuuman episode-kan waxa uu si guud u ga hadlayaa qoraalka iyo qoraaga iyo doorka qoraagu ku lee yahay bulshada. 
    33m 39s
  • SE01EP02: Bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada

    27 MAR 2021 · Episode-kan waxa uu Dr. Maxamuud Cali Geeldoon ku falanqaynayaa bulshooyinka reer guuraaga ah iyo Dawladnimada. 
    40m 32s
  • SE01EP01 Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga

    12 MAR 2021 · Dawladnimada waxa saldhig u ah sharci. Xalqaddan waxa Garyaqaan Mubaarig cabdi ka warramayaa "Dimuquraadiyadda iyo u hoggaansanka iyo ilaalinta sharciga." Sidoo kale waxa aannu ku eegaynaa Soomaaliland iyo heerka ilaalinta sharciga iyo u hoggaansankiisa. 
    30m 46s
Feker Xora is a weekly podcast dedicated to discussing around critical public policy topics and emerging issues affecting somali society. Discussions also spotlight education, leadership and somali elite culture.
Contacts
Information

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search