Settings
Light Theme
Dark Theme
Podcast Cover

Songs daily Stream

  • Milgo, Codkii Nimcaan Hilaac

    20 OCT 2021 · Milgo waa mid ka mid ah heesaha macaan ee uu ku luuqeeyo, fanaanka da'da yar ee Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac, waxeey heestu soo baxday sanadka 2021-ka.
    7m 8s
  • NINKA RUUNKA UROON: AWEYS QAMIIS CABDALLA MABUUSE

    19 OCT 2021 · Heestan waxaa la qaaday 80;naadkii waxeyna ka mid ahayd riwaayaddii caan baxday ee banaadiriga ahayd, ee GABARTII LA AROOSAY, GUURKEEDA LABAAD.
    3m 56s
  • 4m 40s
  • 6m 38s
  • 10m 44s
  • Guuraan kaa rabaa, Aweys Khamiis Cabdalla Mabuuse

    6 JUN 2019 · Heestaan Guur aan kaa rabaa, waxeey ka mid tahay heesana banaadiriga ah waxaa ku luuqeeya Fanaanka iyo Abwaanka Weyn ee Aweys Khamiis Cabdallah Mabuuse, waxaa erayada u sameeyey Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan, waxaana laanka raaciyey: Maxamed Nuur Aqyaar, halka musiguna uu yahay gacanta macaan ee Aweys Khamiis Mabuuse iyo gurbaanka Cali Ganeey. Heybad radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee Raadiyaha.
    6m 52s
  • Sahra, Bashiir Cali Xuseen

    6 JUN 2019 · Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka mid ahaa kooxihii Seria A-da ee dalkeena ee kubbada koleyga ciyaari jiray Maxamuud Cali Calasoow (Jaani Dheere) filimka waxaa dhigay kooxda Iftin ee wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta hase yeeshee nasiib xumo, lama soo bandhigin, sidaasna waxaa ku dhacay dagaalladdii sokeeye ee dalka. Heestaan waxay ahayd xudunta filimka, waxaa erayada u sameeyey Daahir Jimcaali, halka uu xalankana ku laray isla Bashiir Cali Xuseen. Heybad Radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee radiyaha.
    6m 44s
  • Kaalay Kaalay, Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye

    6 JUN 2019 · Heestaan, Kaalay Kaalay, waxaa talantaali u qaada, labada fanaan ee qaaliga ah ee Khadra Daahir Cige iyo Maxamed Axmed Rooraaye, waxeyna ka mid tahay heesaha faro-ku-tiriska ah ee mar kasta aan safka hore ka dhicin, sanadkii la joogana cusboonaada. Ka dhageyso HEYBAD RADIO CHANNEL itune, Spreaker podcast, youtube channel ama baraha bulshada ee uu raadiyuhu leeyahay.
    10m 27s
  • Heyna kala walwaalin, (AUN) Seynab Cabdullaahi Boostaale HINDHISO & Saciid Khaliif Cali

    6 JUN 2019 · Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid tahay heeso xul ahaa oo aad loo jeclaa, haye yeeshee nasiib-darro, badanaa heesta qolayaha Youtube-ka gashaday waxeey qaldeen, magaca fanaanadeennii heesta qaaday oo ahayd Saynab Hindhiso, oo midba cidduu doonay ku sheegay. HEYBAD RADIO, ka dhageyso Itune & spreaker, ama baraha youtube iyo facebook uu ku leeyahay radiyuhu.
    9m
  • Murgoodee, Siteey Maxamed Sheekh (Qosol-Wanaag)

    21 MAR 2019 · Heybad Radio, is an internet radio, based at Birmingham, West Midlands with it's twin broadcaster Digital Television, Heybad Television.
    6m 23s
Daily Stream is a music and radio Dramas mixed on Heybad Radio, tune in and enjoy!
Contacts
Information
Author Amina Sounds
Categories Leisure
Website -
Email heybadradio@gmail.com

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search