Settings
Light Theme
Dark Theme

Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer

Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
Sep 7, 2022 · 6m 57s

Yassin Axmed Digfeer. Dadkii kala gado qarsada Waxbaa ka dhex guuxayee Gar-baan kuu dhiganayaa Gudoonkuna waa adigee Gar-eex lama doonayee Garawso waxaan ku dhaho Nin gob ah ood gacal tihiin...

show more
Yassin Axmed Digfeer.
Dadkii kala gado qarsada
Waxbaa ka dhex guuxayee
Gar-baan kuu dhiganayaa

Gudoonkuna waa adigee
Gar-eex lama doonayee
Garawso waxaan ku dhaho

Nin gob ah ood gacal tihiin
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inuu gurigoo cidlo ah
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanu gartaa laheyn

Dar-daarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geel-baa kuugu dhalay

-----------------------------------------

Adoon gurro iyo canaan
Adoon gacan iyo dil qabin
Adoon gaajiyo dhib arag

Anoo Guri kuu sharaxay
Gasiinkuna kuu dhex-yaal
Wiliba Gobanimiyo sharaf
Adiga guudkaaga sudhay
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inaan gurigoo cidlaa
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanan gartaa laheyn

Dardaarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geelbaa kuugu dhalay.
show less
Information
Author Ifiye Radio
Website -
Tags

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search