KINSI XAAJI HEES QAALI AH
GUYAAL CAASHAQII GUDHNAA SAMATAR IYO SAHRA
TURKIGA OO LA SOO BAXAY AWOOD YAAB LEH
Weerarradii xalay waxaa qaaday oo kaliya dayuuradaha aan cidina wadin ee Turkey "drones" iyo Madaafiicda culus ee Kalliibarkoodu fog yahay.
Drones-ka Turkey awal lama ogayn inay haystaan noocan khatarta ah. Waxaa kaliya ee lagu ogaa Israel. Xataa ma ogaan qalabka lidka dayuuradaha ee Russia sida S-400  oo halkaas yaalla.
Helicopterrada ay soo rideen waxay ka badan yihiin illaa 8. Khasaaraha ugu badan qalab iyo nafba, iyagaa gaystay. Waxaa weerararkan qaaday illaa 25 drones oo Turkey leeyahay.
Taangiyada saldhigyada iyo sawaariikhda iyagoo aan la ogayn, ayaa baabah laga dhigay. Waxaan rajaynayaa inay kuwaasi ahaayeen kuwii lagu sheegay Suurtul-Fiil.
Hujuumkii Operation Spring Shield, ayaa billaabmay. 130 taangi oo Syria ah iyo iskugayn 6,000 Ciidammada Syria,  ayaa boholo loo qoday. Dayuuradaha la soo riday, Madaafiicda la burburiyey iyo saanadda kulli waa qalabkii Russia bixiyey oo wada cusub.
EU iyo NATO shirar, baan loo kala kicin wixii la samayn lahaa. UN waa wareeydii, baa ka dhammaatay. Ciddii doonaysa inay tijaaiso awoodda Turkey,  khalad wayn bay galeen.
Russia wuxuu yiri maanta ka dib dayuuradaha Turkey ee dulmaraya Idlib, Syria, uma ballanqaadi karno badqab.
Maanta Russia waxay wacad ku martay inaysan dayuuradaha dagaalka Turkey ee maraya hawada Syria u ballanqaadi karin Badqab.
Russia wuxuu u diyaar-garoobay dagaal. Dhinaca badda, cirka iyo dhulka. Waxaa la billaabay in dayuurado lagu keeno hub & saanad Military oo Russia ah.
wuxuu kaloo ka carooday sida NATO iyo Europe taageero afka ah ugu fidiyeen Turkey.
Turkey ha helo taageero ama yuusan heli, kama noqonayo hawlgallada illaa hawshan meel la saaro. Ayuu yiri raashku
Dhaqaalaha Turkey ayaa durba culays fuulay. Laakiin shacabka Turkig 80% wuxuu taageeray in dagaal la galo lagu difaacayo Turkey iyo muslimiinta Sunniga ah ee Syria. Gaar ahaan waxaa Ciidammada Turkey qabasadeen magaaladii ugu dambaysay ee Sunnigu lahaa ee bastion.
Episode 2 - KINSI XAAJI HEES QAALI AH
AUN_KINSI_XAAJI_AADAN_HEES_QIIRO_BADAN_KABAN_2018(256k).mp3